CuLusow & Beeshisa aan Dacwo ka Nahay: Suldaanka beesha Jareer wayne
У вашего броузера проблема в совместимости с HTML5
Suldaanka Beesha Jareer weyne
Suldaan rashiid ayaa cabashooyin
ba'an kaso saarey, Habka culusow
& beeshiisa oo xiran shaaTi dalwad
ula dhaqmeen beesha jareer wayne.
Hubkeenii inTa nala ka furTay baa
La Yiri alshabaab baan ka furanay,
guryahiina wa la gubay dadkiina
waxaa laga dhigey kuwa la xasuqey
kuwa la bara kiciyey iyo kuwa naloo
adeegsaday ayuu Yiri suldaan rashiid
oo baaq u dirayey dhamaan umadaha
somaliyeed ee ku sugan dalka & dibada