Thursday, 18 September, 2025г.
russian english deutsch french spanish portuguese czech greek georgian chinese japanese korean indonesian turkish thai uzbek

пример: покупка автомобиля в Запорожье

 

Wado muhiim ah oo la dhagax dhigay Muqdisho

Wado muhiim ah oo la dhagax dhigay MuqdishoУ вашего броузера проблема в совместимости с HTML5
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta dhagax dhigay wadada Via Mosco ee loo yaqaano Ansalooti, taasi oo dhowaan dayactirkeeda uu bilaaban doono. Kulanka Dhaqax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyeyaal Degmo Saraakiil Ciidan, iyo xubno kale. Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay wadadan in ay qeyb weyn ka qaadan doodato isku xirka Magaalada, waxaana uu sheegay in wadadan bur bur weyn uu ku dhacay, shacabkana ay dhibaato ku qabneen. Waxa uu shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan dadka dhisaya wadadan, maadaama wadadan ay muhiim u thy shacabka. Gudoomiye Madaale ayaa ugu dambeyn sheegay qarashka ku baxaya dhisida wadadan in ay bilaabeen shaqaalaha Dowladda Hoose.
Мой аккаунт