Gabaygii R A Y I D ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan
У вашего броузера проблема в совместимости с HTML5
R I Y I D .................................................... Rayid Daraawiishtu waxay u taqaanay dadyowgii xukunka Ingiriiska ku hoos noolaa Berberana laga maamuli jiray .............................................................................. Aw Jaamac Cumar wuxuu gabaygan ka qoray Cabdi Yaar Cali Guuleed 1945-kii ...................................................................................... Waxaa ku luuqaynaya Aw Daahir Af Qarshe ................................................................................. Ujeedada Gabayga Raaciyadii Ingiriiska ayaa xarunta daraawishta usoo diray ergooyin badan oo isdaba joog ah kuwaas oo codsanaya in loo soo celiyo geel daraawishta u gacan galay. Sayid Maxamed oo ergooyinkaas u jawaabayaa wuxuu tiriyey gabayga R A Y I D Sollas Media