Thursday, 18 September, 2025г.
russian english deutsch french spanish portuguese czech greek georgian chinese japanese korean indonesian turkish thai uzbek

пример: покупка автомобиля в Запорожье

 

Abwaan Maxamed X. Dhamac (Gaarriye) (Maansada fadgalbeed)

Abwaan Maxamed X. Dhamac (Gaarriye) (Maansada fadgalbeed)У вашего броузера проблема в совместимости с HTML5
Maansada Fadgalbeed, oo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) ku soo bandhigay, barnaamijka "Sirta Ereyga" ee lagu qabtay Jabuuti, horraantii sagaashanaadkii. Abwaan Gaarriye, waxa uu ku geeriyooday carriga Norway 2012kii. Ilaahay ha u naxariistee, waxa uu ka mid ahaa, abwaanada aqoonta fiican u lahaa maansada soomaalida. Waxa uu ka mid ahaa, hormoodka horumarinta afka soomaaliga
Теги: Maanso suugaan hees

Мой аккаунт